Dab xooggan oo caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska Muqdisho ee CID

Dab xoogan ayaa caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska (CID) oo ku taalla nawaaxiga isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Wararka aya sheegaya in dabkan oo aan la ogeyn sababta dhalisay uu khasaare xoog leh u geystay qeybo ka mid ah xaruntaas gaar ahaan qeybta sawirada looga qaado dadka xaruntaas loogu sameeyo dukumentiyada iyo maqaahi ku … Continue reading Dab xooggan oo caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska Muqdisho ee CID